Hay’adda SoDMA oo shaacisay in qasaaraha dhimashada fatahaaduhu ay korortay
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ayaa war ay maanta soo saartay ku sheegtay in qasaaraha dhimashada ee ilaa hadda laga diiwaan ...
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ayaa war ay maanta soo saartay ku sheegtay in qasaaraha dhimashada ee ilaa hadda laga diiwaan ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Faderaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey midaynta hawlaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safar shaqo oo Maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo ...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ...
Maxkamadeynta 57-qof oo lagu soo eedeeyay in ay ahayeen Jawasiis ka tirsan sirdoonka Israa’iil ayaa maanta oo Arbaco ah ka ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta la kulmay safiirka ...
Maxkamadeynta 24 eedeysane, oo ka tirsan cidamada Qalabka sida oo loo haysto falal Dil ah ayaa ka dhacday degmada Guriceel ...
In ka badan 400 oo Sargaal oo Maraykan ah, kana shaqeeya qaybo kala duwan ee Ciidamada dalkaas ayaa ka soo ...
Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay fatahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Baladweyne 24-ktii saac ee la soo dhaafay, sida ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho