Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka oo la shiray Wasiirka Maaliyadda iyo Hantidhowraha Qaranka
Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta, Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay'adaha Dowladda ayaa maanta waxay kulan Ku yeesheen xarunta Guddiyadda ee Villa ...















