Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shirka dardar-gelinta iyo abaabulka halganka xoreynta ee Wasiirada Heer Federaal iyo heer Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ...
















