Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing
1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has once again called for ...
1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has once again called for ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta booqasho ku tagey xarunta Kelli ...
Shir madaxeedkii ugu horeeyay ee dhaxmara Golaha Iskaashiga Khaliijka iyo dalalka Bartamaha Aasiya, ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmaya ...
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqey in lala dagaalamo musuqmaasuqa, loona hoggaansamo sharciga. ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr; Cali Xaaji Aadam, oo ay wehliyaan Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Drs; Maryam Maxamad Xuseen, Wasiir Ku xigeenka ...
Shiinaha iyo Aljeeriya ayaa kala saxiixday heshiisyo ka koban 19 cutub oo sare loogu qaadayo amniga, difaaca is-dhaafsiga tignoolajiyada iyo ...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galgaduud iyo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Xildhibaannada ...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga ...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 18/07/2023 waxaa kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Gudiyada ee villa hargeysa Guddiga xeerhoosaadka ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho