Xuska maalinta Cagaarshowga adduunka oo lagu qabtay Muqdisho
Munaasabadda waxaa ka soo qeybgaley Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr Ali Haji Aden, Wasiirka ...
Munaasabadda waxaa ka soo qeybgaley Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr Ali Haji Aden, Wasiirka ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa shir la qaatay Guddoomiyeyaasha iyo Garsooreyaasha Maxkamadaha Racfaanka ...
Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, oo Xildhibaannada Golaha Shacabka u akhriyay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay in ...
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo ka dhacay soohdinta gobolada Shabeellha Dhexe iyo ...
Tababarkan ay soo qabatay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug oo kaashaysa Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa uu soconayay ...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa ka qeybgalay Munaasabad uu Isbitaalka Redsea kusoo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka amniga, oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Wasaaradda Maaliyadda Maraykanka ee Arrimaha argagixisada iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho