Xaflad lagu abaalmarinayay tartamayaashii kaalimaha hore ka galay tartan cilmiyeedkii Ramadaanka oo Muqdisho ka dhacday
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad weyn oo lagu abaalmariyey tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha hore ka galay tartan cilmiyeedkii bishii ...
















