Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo dhiggiisa Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashi dhex mara labada Hay’adood
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle oo ka mid ahaa Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
















