Wasiirka Ganacsiga XFS oo daahfuray dhaqangelinta heshiiska hubinta waafaqsanaanta shixnadda
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta furay xaflad loo sameeyey daahfurka iyo ...
















