Maamulka Gobolka Banaadir oo talo ka dhiibtay hanaanka Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo ay wehliyaan Xoghayaha Guud ee Gobolka ...
















