Guddoonka Labada Aqal oo nuqulada heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran ku wareejiyay Guddiga Dib u eegista Dastuurka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ...
















