Wasiirka Warfaafinta XFS “Dalxiiska wuxuu ka qeyb qaadan karaa dib-u-heshiisiinta iyo is dhexgalka Bulshada”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa furay munaasibadda maalinta Qaran ee Dalxiiska. ...
















