Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah furay shir Isbeddelka Cimilada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay shir heer caalami ah oo lagu midaynayo barnaamijka Wasaaradda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay shir heer caalami ah oo lagu midaynayo barnaamijka Wasaaradda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay shirka Wada-tashiga madaxda Qaranka iyo madaxdii hore ee dalka oo ...
Ciidanka Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahayd duleedka deegaanka Weelmaaro ee gobolka Jubbada ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Lataliya-sare iyo Agaasimaha Waaxda Maareynta Khataraha Musiibooyinka ayaa ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa maanta magaalada Beledweyne ku qaabilay Ku-xigeenka Madaxa Hay'adda Cunnada ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa casuumad qado u sameeyay masuuliyiinta hey'adda Safa Vakfi oo maalmahaan marti u ...
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xuduudaha ay wadaagaan gobollada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee Wasaaradaha ...
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle Jaabiri ayaa maanta ka qeybgalay kulan lagu qabtay Aaladda Foggaan-araga ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho