Howlwadeenno Caafimaad oo ka kala socday dowlad goboleedyada oo tababar loogu soo xiray Muqdisho
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Guuleed Cabdijaliil ayaa soo xiray tababarka dib-u-cusbooneysiinta macalimiinta ...
















