Ciidamada Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo howlgallo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose
Ciidamada xoogga dalka ee Danab, Nabad sugidda iyo daraawiishta Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo culus oo lagu baacsaday Khawaarijta ...















