Madaxweynaha Hirshabeelle oo bogaadiyey howlaha shaqo ee Wasaaradda Caafimaadka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray Xarunta Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kormeeray xafiisyada ...
















