Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii khawaarijta hotelka Pearl Beach ee xeebta Liido
Ciidamada ammaanka ayaa soo afjaray maleeshiyaadkii Khawaarijta ee weerarka argagixiso ee naf la caariga ahaa ku soo qaaday hotelka Pearl ...
Ciidamada ammaanka ayaa soo afjaray maleeshiyaadkii Khawaarijta ee weerarka argagixiso ee naf la caariga ahaa ku soo qaaday hotelka Pearl ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa ka qayb galay ...
Geesiyaasha ciidanka amniga ayaa wada howlgal ay ku soo afjarayaan maleeshiyaad Khawaarij ah oo weerar naf la caari ah ku ...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abshir Omar Jama, participated in the ministerial meeting of the ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Lusaka ee caasimadda dalka Zambia kaga qeyb galay ...
The Defence Ministry has released an statement on ATMIS drawdown, reaffirming that the government is committed to taking over security ...
Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhimista ciidanka ATMIS ee ka howlgala dalkeenna, maadaama ciidamada qalabka sida ay ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo xiray agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho