Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka ...
















