Shirka Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo la soo gabagabeeyay (Warmurtiyeed)
Waxa maanta la soo gabagabeeyey shir muddo 2 maalin ah uga socday magaalada Muqdisho, Wasiirada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo ...
Waxa maanta la soo gabagabeeyey shir muddo 2 maalin ah uga socday magaalada Muqdisho, Wasiirada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa ...
1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excelleny Dr Hassan Sheikh Mohamud, welcomed the EAC summit’s approval ...
Fartuun Cabdi Cali oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Gobolka Minnesota ayaa ka qalin badalatay Jaamacadda (Saint Mary's University ...
Warbixinta Toddobaadlaha ah waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey ansixinta ...
Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-23) oo uu ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ...
Ciidamada Shiinaha iyo Ruushka ayaa si wadajir ah u dhoola tus ugu sameeyay qeybo ka mid ah Bariga Aasiya, taasi ...
Howlgal qorsheysan oo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab, ayaa ka socda duleedka deegaanka Baladdul Amiin ee Gobalka Shabeellada hoose. Howlgalkan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho