Shirka madasha Qaramada Midoobay oo ay qeyb ka aheyd DFS ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Kenya
Wasiirul-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Dib-udhiska Xukuumadda XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) iyo wafdi balaaran uu hogaaminayay isla markaa ...
















