Sawirro: R/W ku xigeenka XFS Muqdisho ka furay shir looga tashanayo xasilinta dhulka laga xoreeyey Khawaarijta
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan heerkiisu sarreeyo oo looga ...














