Dad Shacab ah oo ku Geeriyooday Qarax Miino oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose
Lix qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo kooxda Khawaarijtu gelisay Wadada xiriirisa Degmooyinka Qoryoolay iyo Shallanbood ...
Lix qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo kooxda Khawaarijtu gelisay Wadada xiriirisa Degmooyinka Qoryoolay iyo Shallanbood ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa sharaf weyn u ah in ay soo bandhigto deeq ...
Sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee Ururka Caafimaadka Adduunka, Fayraska Corona ayaa ku sii fidaya qeybo ka mid ah ...
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, iyadoo degaannadaasi ay ka socdaan bilowga dhameystirka wejiga 1aad ee ...
Taliska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada Khaalid binu waliid, ayaa soo bandhigay Xubin katirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo isku ...
Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid, ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ...
Wararka ka imaanaya Suudaan ayaa sheegaya in halkaasi ay dib uga qarxeen dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga iyo ...
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya, Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa shahaado sharaf guddoonsiisay Agaasimaha Hay’ada (ICAO) , ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta waxa uu kormeeray keydka ama Baqaarka xarunta dhexe ee ...
Safiirka Jamhuuriyada Faderalka Soomaaliya u fadhiya Ethiopia Danjire Cabdulaahi Warfaa ayaa maanta xafiiskiiska Safarada ku qaabilay wafdi ka socday Midawga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho