Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo sheegtay inayna waxba iska baddalin habraaca Socdaalka Qurbejoogta Soomaaliyeed
Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanna jirin wax laga beddelay ...
















