Duqa degmada Gaalkacyo oo ka warbixiyay safar shaqo oo uu ku tegay dalka Maraykanka
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa kadib muddo Afar bilood iyo Maalmo ah oo uu howlo shaqo ugu maqnaa ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa kadib muddo Afar bilood iyo Maalmo ah oo uu howlo shaqo ugu maqnaa ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 4-aad ...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay bilaabashada wajiga koowaad ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyska qaraabada, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Waxaa saaka ka bilowday Guud ahaanba Deegaanada Puntland Imtixaanka shahaadigga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare oo ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Caydaruus Cabdulle, ayaa maanta shir ...
Afar carruur ah ayaa nolol lagu helay ,iyagoo jooga kaymaha Colombia in ka badan shan toddobaad, ka dib markii ay ...
War-Saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo nuqul ka mid ah soo gaaray SONNA ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha ...
Ciidamada ammaanka ayaa soo afjaray maleeshiyaadkii Khawaarijta ee weerarka argagixiso ee naf la caariga ahaa ku soo qaaday hotelka Pearl ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho