Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu soo afjarayo dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid, ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ...
















