Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Xubnaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha Hay’adda Badroolka Soomaaliya oo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha Hay’adda Badroolka Soomaaliya oo ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa sharaf weyn u ah in ay soo bandhigto ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta ...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim qeybna uu ka yahay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ...
Wax badan waxaa aad maqasheen dad loo maxkamdeynayo masuq-maasuq, dacwado dhul la xiriira ama dambiyada kale ee aadamaha sida caadiga ...
Lix qof oo Shacab ah ayaa ku geeriyooday Qarax Miino oo kooxda Khawaarijtu gelisay Wadada xiriirisa Degmooyinka Qoryoolay iyo Shallanbood ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa sharaf weyn u ah in ay soo bandhigto deeq ...
Sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee Ururka Caafimaadka Adduunka, Fayraska Corona ayaa ku sii fidaya qeybo ka mid ah ...
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, iyadoo degaannadaasi ay ka socdaan bilowga dhameystirka wejiga 1aad ee ...
Taliska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada Khaalid binu waliid, ayaa soo bandhigay Xubin katirsanaa argagixisada Al-Shabaab oo isku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho