Xildhibaannada BJFS oo ka dooday Heshiiska Aasaasidda Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa ...















