Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo tababar u soo xiray gabdhaha Suxufiyiinta ee Jubbaland “SAWIRRO”
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland Mudane Saleebaan Maxamed Maxamuud, ayaa soo xiray tababar u soconayay muddo seddex maalmood ah ...














