Ciidanka Gorgor oo gurmad samata bixin ah u sameeyay qoysas uu saameeyay fatahaadda webiga
Ciidanka Gorgor ee xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta waxa ay samata bixiyeen Qoysas fara badan, kuwaas ku go'doonsanaa xaafadaha magaalada ...
Ciidanka Gorgor ee xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta waxa ay samata bixiyeen Qoysas fara badan, kuwaas ku go'doonsanaa xaafadaha magaalada ...
Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda SoDMA ayaa maanta xarunta hay’adda kulan heerkiisu sarreeyo kula qaatay Madaxwayne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay daah-furka madasha sanduuqa mideysan ee Soomaaliya ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa maanta Muqdisho ku shir gudoomiyay kulan heer ...
Aqoon isweydaarsi ku saabsan la dagaallanka fikirka argagixisada iyo badqabka suxufiga oo ay ka qeybgalayaan illaa 40 Suxufii oo kala ...
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuurgal ah ku sameeyay qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne ...
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay heshiis saddex-geesood oo ka dhexeeya Xafiiska Hantidhawrka Guud ee ...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil, Maxamed Barre Maxamuud oo ka qaybgalaya shirka Wasiirrada dhallinyarada iyo cayaaraha ee ...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sacuudiga. ...
- President Hassan Sheikh Mohamud said that the Federal Government of Somalia has taken measures against corruption and is starting ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho