Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Xasan oo lagu dilay Muqdisho
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya afka Golayaasha Dowladda iyo shacbiga Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyay ...
















