Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo BJFS ka codsaday inay ansixiyaan heshiiska ku biirista Ciidanka heeganka ee Bariga Afrika
Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, oo Xildhibaannada Golaha Shacabka u akhriyay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay in ...















