Ciidanka Birmadka Booliska oo la kormeeray
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto.Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto.Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daud Aweis Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee Hay’adda ...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa kulan gaar ah la qaatay Shaqaalaha Haweenka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ...
The Ministry of Justice and Constitutional Affairs of the Federal Government of Somalia launched Joint Justice and Corrections Program (JJCP) ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac,ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo ...
The President of Galmudug State of the Federal Republic of Somalia, H.E Ahmed Abdi Kariye received the new United Nations ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Miqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska ...
Madaxweynaha Dowladd Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa qasriga Madaxtooyadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay Ergeyga cusub ee Qarammada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madoobe, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 4-aad ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho