Wasiirka haweenka DFS oo kula la qadaatay G.Guddiga haweenka Aqalka Sare
Guddoomiyaha guddiga Haweenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Sareedo Maxamed Xasan oo ay wehliso Senator Samsam Ibraahim ...
Guddoomiyaha guddiga Haweenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Senator Sareedo Maxamed Xasan oo ay wehliso Senator Samsam Ibraahim ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin iyo Safiirka Dowladda Qadar ee dalkeenna Soomaaliya Mudane Dr Abdullah Salem Al Nuaimi, ...
The Federal Government of Somalia is deeply concerned about the developing situation in the Republic of Sudan, and encourage an ...
The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, Dr. Elmi Mohamud Nur, who is at Washington, attended the ...
Hay'adda Maareynta Musiboyonka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,ayaa maanta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxa ay gargaar ugu qeybisay 110 Qoys ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee ...
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada ...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa saaka Khawaarijta ka xoreeyay Deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolka Baay. Wariyaha Warbaahinta Qaranka Siraaji ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka Wareegga Afar dhamaadka (Semi final) ee Tartan Cilmiyeedka Ramadan ee ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho