Ruushka oo gantaallo ku garaacay Ukrine
Magaalooyin dhowr ah oo ay ku jirto caasimadda Kyiv ee Ukrine, ayaa waxaa lagu garaacay mowjado gantaallo ah oo ay ...
Magaalooyin dhowr ah oo ay ku jirto caasimadda Kyiv ee Ukrine, ayaa waxaa lagu garaacay mowjado gantaallo ah oo ay ...
Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxaa ...
Gudoomiyaha Degmada Kaxda, Mudane Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan la qaatay guddiga Degmada Kaxda, kulankaan ayaa looga hadlayay dardar-galinta ...
Isxaaq Macalin Aadan oo magaciisa Afgarashada Kooxda Nabadiidka Alshabab loo yaqaano uu yahay (Isxaaq Calooley) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka ...
Shir heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlaayay dardargalinta howlaha gurmadka ...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha mudane Saalax ...
Dooni ay saarnaayeen tobanaan tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalalka Yurub ayaa ku degtay xeebaha dalka Liibiya, waxaana wararku ...
Hogaamiyaha Ciidamada Suudaan ayaa muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay 72 saacadood oo xabad-joojin dheeraad ah,xilli ay sii socdaan dagaalada ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr; Cali Xaaji Aadan Abuukar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ...
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho