Baarlamaanka JFS oo maanta la horgeeyay sharciga Xuquuquqda Naafada Soomaaliyeed “SAWIRRO”
Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 16-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha ...















