Madaxweynaha JFS oo ka codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay ka qaadaan Soomaaliya cunaqabateynta Hubka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ...
















