Ciidanka Xoogga oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Ceel-Qansax
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka,ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyeen deegaanka Ceel-Qansax oo hoos tagta degmada Galcad ee gobolka ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka,ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyeen deegaanka Ceel-Qansax oo hoos tagta degmada Galcad ee gobolka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi udiray qoysaska iyo ehellada shuhadadii ...
Ciidanka booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdi Maxamed Khaliif (Cabdi Haash ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Beerta Nabadda ku la Ciiday Caruurta Boliiska maalintii 2-aad ee ...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa fashaliyay weerar naf lacaari ah oo Khawaarijtu saakay ku soo qaadday degmada Masagawaa ...
Safiirka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u fadhiga dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed, ayaa maanta kulan wax ku ool ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa cafis u fididyay maxaabiis u xirneed dambiyada fudud. 127 maxbuus oo ku ...
Somali National Army kill 18 Al-Shabaab militants after heavy fighting between the group fightesr and SNA and local forces in ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogagga dadka deegaanka ayaa Khawaarijta ku jabiyay weerar nafla caari ah oo ay saakay isku dayeen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho