Wasaaradda Amniga XFS oo awaamiir adag ka soo saartay hubka aan sharciyeysneyn
War kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri; “Muwaadinka xushmadda iyo qaddarinta mudanoow sharcigu kuuma ogolaanayo inaad hub/rasaas ku heysato, hoygaaga, ...
War kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri; “Muwaadinka xushmadda iyo qaddarinta mudanoow sharcigu kuuma ogolaanayo inaad hub/rasaas ku heysato, hoygaaga, ...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan heerkiisu sarreeyo oo looga ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay labo sargaal oo ka tirsan wasaaradda warfaafinta iyo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dib u casriyeynta Darjiinka Arbaca Rukun ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ...
Ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ayaa maanta biyo dhaamin u sameeyay qaar ka mid ah qoysaskii ay Khawaarijta Al-Shabaab ka ...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka NISA oo kaashanaysa Saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka fulisay Gobalka Shabeelaha Hoose gaar ...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku beenisay warar maanta laga faafiyey Agaasimaha Hey'adda ...
1-President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamsa Abdi Barre call the rival sides fighting in Garowe to stop the ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho