Dowladda Soomaliya oo guulo waaween ka soo hoyday dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo sidii ay guulo wax ku Ool ah uga gaari lahayd dagaalka ka dhanka ...
Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo sidii ay guulo wax ku Ool ah uga gaari lahayd dagaalka ka dhanka ...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta ...
Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta xafiikeeda kula kulmay Ku-simaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimiladda Aadam Aw Xirsi iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa ...
Howlgal uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta ka billoowday deegaanno dhaca koonfurta magaalada Beledweyne ee gobolka ...
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Maxamed Cabdi Waare uu kala magacaabey inay noqdaan ergo heer ...
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay Muqdisho ayaa maanta waxaa ku soo biiray saraakiil militeri ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho