Ciidamada Xoogga Dalka oo jab xoogan ugu geystay Khawaarijta howlgal ka dhacay Waajid
Howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen deegaano dhaca galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxa ay ku dileen ...
Howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen deegaano dhaca galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxa ay ku dileen ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda ...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu cunaqabateyn dhanka dhaqaalaha ah ku soo rogayo seddex sarkaal oo ka tirsan militariga Maali, oo ...
Guddoomiye ku-xigeenka Arirmaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir mudane, Cabdicasiis Cusmaan Maxamed, oo uu wehliyo Aggaasimaha xiriirka arrimaha dibedda maamulka Gobolka ...
Taliska ciidamada Milatariga Suudaan ayaa si weyn u diiday hindise ay hormuud ka tahay Kenya oo ku aaddan in ciidamo ...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay ...
Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow iyo qaaar ka mid ah Xildhibaannada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha suuqa Bacadlaha Caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho