Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo adeegyada caafimaad ee Hooyada iyo Dhallaanka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Sii hayaha safiirka safaaradda Ingiriiska ee ...
















