Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo adeegyada caafimaad ee Hooyada iyo Dhallaanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo adeegyada caafimaad ee Hooyada iyo Dhallaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Sii hayaha safiirka safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya Lottie Burrows ayaa maanta kala saxiixday heshiis is afgarad oo ku saabsan mashruuc caafimaad oo lagu horumarino adeega caafimaad ee Hooyada iyo Dhallaanka

Mashruuca Better Lives oo ay fulin doonto UNICEF wuxuu socon doona muddo sedex sano ah, waxaana laga fulin doonaa maamul goboleedyada Jubbaland, Galmudug iyo Gobolka Banaadir.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Boqortooyada Ingiriiska uga mahadceliyay taageerada ay mar walba u muujiyaan dadka Soomaaliyeed, wuxuuna dhinaca kale xusay inuu mashruucan ka qeyb qaadan doono yareynta dhimashada Hooyada iyo dhallaanka

Sii hayaha safiirka safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya Lottie Burrows yaa sheegtay In heshiiskan uu muhiim u yahay nidaamka caafimaad ee Soomaaliya, islamarkaana uu qeyb weyn ka qaadan doono dadaallada ay Wasaaraddu ugu jirto Horumarinta adeegyada Caafimaadka ee dalka.

Previous Post

Madaxwaynaha Puntland  oo lagu soo dhaweeyey Garoowe

Next Post

Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka Dalkeenna oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka Dalkeenna oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka Dalkeenna oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In