Guddiga Gaadiidka ee Golaha Shacabka oo kormeeray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde “SAWIRRO”
Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyagoo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ...
















