Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Beladweyne
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa ...
















