Guddoomiye golaha Shacabka oo kulan casha ah la qaatay wafdi ka socda Jabuuti
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa casha sharaf ugu sameeyay ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa casha sharaf ugu sameeyay ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka hortagay malleeshiyaadka khawaarijta oo isku dayay in ay weerar gaadma ah kusoo qaadaan magaalada ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan Casho Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah ...
Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomalaiyeed Sareeye guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif) ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray Dufcaddii 18-aad ...
Munaasabadaan oo aay goobjoog ka ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen, agaasimaha isbitaalka Dr. Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, madaxa ...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS Maamulka Gobolka Banaadir iyo mas'uuliyiin kale ayaa galabta ka qeyb galay dibadbax nabadeed oo ay ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto, Sulub Axmed Firin iyo wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Dalka Ethiopia uga ...
1. Guddoonka labada gole ee BFS; 2. Ra’iisul Wasaaraha XFS 3. Xildhibaanada labada gole ee BFS; 4. Mudanayaal iyo marwooyin. ...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow, ayaa ka qeybgaley shirkii 2aad ee Wasiirada Beeraha ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho