Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ka qeyb-galay shirka Cilmibaarista Beeraha ee Bariga iyo Bartamaha Afrika

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ka qeyb-galay shirka Cilmibaarista Beeraha ee Bariga iyo Bartamaha Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow, ayaa ka qeybgaley shirkii 2aad ee Wasiirada Beeraha ee Ururka Xoojinta Cilmibaarista Beeraha ee Bariga iyo Bartamaha Afrika (ASARECA) kaasoo lagu qabtey Magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha, islamarkaana hal-ku-dhigiisu ahaa “ Dhisidda Nidaamyo Cunto oo Adkaysi leh si loo quudiyo Afrika jiilaalka soo socda”

Intii lagu guda jirey shirka, Soomaaliya waxaa rasmi ah loogu ogolaadey inay ka mid noqoto ururka (ASARECA) kaasoo ka kooboan 15 dal oo kala ah: Burundi, Cameroon, Central African Republic, Democratic Republic of Congo, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Madagascar, Republic of the Congo, Rwanda, Somalia, South Sudan, Sudan, Tanzania and Uganda.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Ururkaan waxaa la aasaasey 1994 islamarkaana ay aas aaseen wakiillada Ururada Qaran ee Cilmibaarista Beeraha ee 10 dal.

Ku biirista (ASARECA), Soomaaliya waxay ka faa’idi doontaa:

1′ Xoojinta awoodda Hay’adda Cilmibaarista Qaran si ay u gudato waajibaadka qaran

2′ Sare-u-qaadida ilaalinta khayraadka dabiiciga iyo dhaqan gelinta habab waxsoosaar beereed ee hormarsan

3′ Helidda dhaqaalaha gobol ahaan oo loo soo ururiyey si loo hirgeliyo cilmibaarista beeraha , tababarada, adeeyada fidinta iyo waxbarashada

4′ In Sooomaliya si la yaqaano/rasmi ah uga qaybqaadato dejinta cilmibaarista beeraha hortabinta leh.

Previous Post

Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baraawe 

Next Post

Hadal jeedinta Madaxweynaha JFS ee furitaanka kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka JFS

Next Post
Hadal jeedinta Madaxweynaha JFS ee furitaanka kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka JFS

Hadal jeedinta Madaxweynaha JFS ee furitaanka kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka JFS

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In