Dad muhaajiriin ah oo ku geeriyooday Xeebaha Turkiga
Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa sheegay inay ugu yaraan Afar qof ku geeriyootay meel ka baxsan Xeebaha Badda Aegean ee dalkaasi, ...
Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa sheegay inay ugu yaraan Afar qof ku geeriyootay meel ka baxsan Xeebaha Badda Aegean ee dalkaasi, ...
Shirweynaha waxbarashada dalka ayaa galay maalintiisa 3-aad, waxaana soconaya dood cilmiyeedyo kala duwan oo ay ka mid tahay Caafimaadka iyo ...
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomin doona Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka ...
Madaxweynaha Honduras, Xiomara Castro, ayaa ku dhawaaqday in dalkeedu uu doonayo in uu xiriir diblumaasiyadeed la yeesho Shiinaha, wallow go,aankaasi ...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukuno dil ah ku fulisay saddex dhagar qabe oo lagu helay in ...
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay galinkii danbe ee shelay Badda Madow ku buburisay mid ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa kulan mahadcelin ah ugu sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka ...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay wehliyaan, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale, Wasiiru-dowlaha ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin ayaa la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya iyo Madax ka mida hay’daha Bisha ...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay mashruuc Buundo loogu dhisayo waddada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho