Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad muhaajiriin ah oo ku geeriyooday Xeebaha Turkiga

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Dad muhaajiriin ah oo ku geeriyooday Xeebaha Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa sheegay inay ugu yaraan Afar qof ku geeriyootay meel ka baxsan Xeebaha Badda Aegean ee dalkaasi, kadib markii ay ilaalada Xeebaha Giriiga ay dib u soo celiyeen Laba Dooni oo ay la socdeen ugu yaraan 42 qof oo Magangelyo-doon ahaa.

Ciiddanka ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa soo badbaadiyey 38 Muhaajiriin Shisheeye ah oo la socday labadii doon ee ay Giriiga soo celiyeen.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Muhaajiriinta la socday labada Dooni waxaa laga helay meel ku dhow Gacan-biyoodka The Dilek Peninsula ee Degmadda Kuşadası ee Gobalka Aydin ee Galbeedka dalka Turkiga.

Dhanka kale, Afarta Muhaajiriinta geeriyootay ayaa kala ahaa 3 Nin iyo Haweeney, wallow aan la sheegin dalalka ay u kala dhasheen.

Sido dalalka ay u dhasheen muhaajiriinta la soo badbaadiyey ayaan weli wali si guud loo shaacinin, balse, nin ka badbaaday Shilkaasi oo u dhashay dalka Liberia ayaa sheegay inay Ciiddanka Boliska ilaalada Xuduudaha ee dalka Giriiga ay khasab ku soo celiyeen, iyagoo ka jejebiyay Mobayladii ay wateen.

Previous Post

Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo galay maalinkii 3-aad

Next Post

Ciidanka dib u xoreynta gobolka Sh/Dhexe oo isku fidiyay degaanno dhaca galbeedka magaalada Jowhar

Next Post
Ciidanka dib u xoreynta gobolka Sh/Dhexe oo isku fidiyay degaanno dhaca galbeedka magaalada Jowhar

Ciidanka dib u xoreynta gobolka Sh/Dhexe oo isku fidiyay degaanno dhaca galbeedka magaalada Jowhar

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In