Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Xadaarad iyo horumar kasta oo ummadi gaarto waxay ku xiran tahay akhriska iyo qoraalka dadkooda”
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay ...
















