Madaxweynaha JFS “Dowladda toban kun oo macallimiin ah ayay ku biirin doontaa nidaamka waxbarasho ee dalka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee dhanka Waxbarashada ay tahay mid ahmiyad ...
















