Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo qaabilay Prof Jawaari “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyihii ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyihii ...
The Federal Government of Somalia strongly condemns the heinous and cowardly terrorist attack that occurred at the African Union Transition ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta furay shir loogga hadlayey Wada-hadalka Dawladda ...
Baarlamaanka Pan-Afrika oo la aas aasay 2004-tii, ayaa waxaa ku mideysan 54 dal oo midkiiba uu shan xubin oo iskugu ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladda Fedaraalka Soomaliya Xildh. Biixi Iimaan Cige, ayaa Dalka Masar uga qeyb galaya Kalfadhiga ...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyha ...
Waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta waxa u soo hooyotay guul ballaaran ka dib markii hay’adda Qatar Charity iyo Jaamacadda Nabadda ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed ...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa Saaka daah furay imtixaanka Qaranka ee sannad dugsiyeedka 2022/2023. Munaasabadda ...
The Ministry of Education of the Federal Government of Somalia opened the National High School Exams in the country on ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho